Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Bosaso ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay sidii ay bulshadu qayb uga noqon lahayd qorshaha horumarinta Magaalada intii uu socday kulanka ayaa looga hadlay dhismaha wadooyinka iyo wadooyinka xiran ee Magaalada Bosaaso.
Waxa kaqeyb galay kulanka wasiiro katirsan Maamulka Puntland Maamulka Gobolka Bari kan Degmada Bosaaso nadabadoono waxgarad iyo ganacsato.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya