Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-kadib kulan kadhacay Deegaanka Gadoon ee hoostaga Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb kaasi oo 40km na kaxiga dhanka bari ayna bulshadaasi laqaateen madax iskugu jirtay 2da gole ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo uu hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Galmudug Shariif Cabdinuur Barre ayay bulshada Deegaankaasi dalbadeen in Gadoon noqoto Degmo buuxda oo Galmudug katirsan maadaama Galmudug ay samaynayo Degmooyin cusub.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya