Dhismaha wadada dhaxmarta Dhoobley oo saameyn ku yeelatay Haweenka ku ganacsada Hareeraha wadada.

0
131

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Wadooyinka ayaa door muhiim ah ka qaata Horumarinta iyo kor u qaadista kaabayasha dhaqalaha iyo sido kale Kor u qaadista Bilicda Magaalooyinka.

Qaar kamid ah Haweenka ku ganacsada Hareeraha wadoyiinka ee Degmada Dhoobley ayaa Sheegey in ay saameyn ku yeelatay Ganacsigooda dhismaha ku socda wadada weyn ee dhaxmarta bartamaha Magaalada waa kuwan iyaga oo ka hadlaya arinkaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa