Barakacayaasha ku nool Kaamamka kismaayo oo codsaday in la caawiyo.

0
164

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Barakacayaasha ee ku nool Magaalada kismaayo ayaa waxaa ay ka cabanayaan duruufo adag oo soo wajahay oo ay kamid yihiin cunto la’aan iyo biyo yari iyado ay fooda naga soo heyso bisha Barakeysan ee Ramadaan Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Hay’addaha samafalka ayay ka codsadeen in ay caawiyaan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya