Mashruuca dhismaha Maktabadda Dadweynaha oo laga daah furay Garbahaarey.

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabada daahfurka ayaa lagu qabtay Garbahaarrey waxaana warbxixin laga dhageystay gudigga maktabadda.Dhismaha Maktabadda oo ka kooban qeybo kala duwan sida xafiisyo iyo goobaha loogu talagalay akhristayasha ayaa la qorshaynaya in mudoo ka dib lasoo gabagabeyo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa