Kulan looga hadlayay ahmiyadda wax akhriska oo lagu qabtay Dhoobley.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan looga hadlayay ahmiyada wax akhrintu oo ay soo qaban qaabiyeen Gabdhaha ku mideysan naadiga akhriska ee Saba ee ka dhisan Magaalada Dhoobley ayaa lagu qabtay hoolka dhalinyarada ee Dhoobley, Kulanka ayaa inta uu socday waxa diirada lagu saaray ahmiyada ay leedahay wax akhrintu.

Qaar kamid ah dadkii ka soo qeyb galay kulanka ayaa ka hadlay wax akhrinta iyo sidii loo jogteyn lahaaa.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya