Qoysas deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Garoowe

0
180

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool Magaalada Garoowe islamarkana markii hore ka soo barakacay Magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur, bariis, saliid, timir iyo cano.

Deeq raashinka ayaa waxaa bixiyay Guddiga arrimaha bini’aadantinimad Laascaanood oo garab ka helaya hay’addaha kala ah Al Minhaaj iyo Sadra, iyadoo deeqdan ay ka faa’ideysteen in ka badan 835 qoys.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya