Wariyaasha Dhusmareeb oo ka hadlay qaabka loo Tabin karo Sheekooyinka Dadka baahiyaha gaarka qaba

0
116

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Wariyaasha kunool magaalada Dhusmareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug oo lahadlay Radio Daar-Dheer ayaa Sheegey qaabka loo Tabin karo Sheekooyinka Dadka baahiyaha gaarka qaba oo ubaahan in sigaar ah loo sameeyo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku egeysa