Biyo la’aanta Wabiga Shabeelle oo saameyn ku yeelatay wax soosaarka beeraleyda Gobolka Shabeellada Dhexe

0
112

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Biyo la’aanta Wabiga Shabeelle ayaa saameyn aad u weyn ku yeelatay wax soosaarka beeraleyda Gobolka Shabeellada Dhexe.
Masuuliyin katirsan katirsan dowlad goboledka Hirshabelle ayaa wabiga kutagay kormeer ay ugu kurgalayan xalada wabiga.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya