Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiran ayaa laga daahfuray tababar kusaabsan maareenta dhismayaasha Kaasi oo ay kafaa-iidaysanyaan shirkadaha dhismaha qandaraasyada magaalada Baladweyne.
Tababarkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaradda howlaha guud iyo Guryeeynta dowlad gobaledka Hirshabeelle.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya