Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskaan ka barakacay Deegano iyo Degmooyin ka trisan Gobolada KGS ayaa waxa ay aad u saameysey abaarta ku dheeraatey iyagoo ku waayey xoolo iyo Beerihii ay tacban jireen, waxayna hada ku daruufeysan yihiin deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeelaha Hoose, walina aysan helin gargaar ku filan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa