Wabiga Shabeleelle oo Olole nadafadeed laga sameeyay

0
157

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wabiga Shabeele oo mara Magaalada Baladweyne iyo Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo hada wada biyo yar ayaa dadka deegaanka iska daayey cabista Biyaha ka dib markii qashin badan lagu daadiyey.

Qaar ka mid ah Uurka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa sameeyey olole nadaafadeed qashinka looga saarayo biyaha wabiga shabeleelle si bulshada ay u helaan biyo nadiif ah.

Cabdiqani Sheekh Cali. ayaa faah faahinaya