Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka mareeya diyaarinta goobta arooska iyo karinta cunnada.

0
177

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Lacagaha ay ka helaan diyaarinta goobta arooska iyo karinta cunnada lagu sooro martida ayay nolosha reerkooda ka mareeyaan haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne.

Qaar kamid ah Haweenka kariyo Raashiinka kana shaqeeya Nadaafada guriga Arooska luga qabo Ayaa Radio Beerlula uga warmaya sida nolosha reerkooda ugu maareeyaan shaqadaan ay qabtaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa