Arday Danyar ah oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay Iskuulka Baladweyne.

0
138

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 80 ardey oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka hoose dhaxe iyo sar ee Baladweyne .

Mamulaha Iskuulka Baladweyne Xasan Cali Cabdi Karim ayaa kawarmay tirada ardayda ayaa siyeen fursadaha waxbarsho ee lacag la’aanta ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya