Bulshada Magaalada Jowhar oo loogu baaqay Horumarinta Waxbarashada.

0
95

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinkii dambe waxaa sii badanaayay dhalinyarada waxbaratay inkasto wali ay sii jiraan dhalinyaro badan oo ka sii jeeda waxbarashada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa