WARARKA Ardey xifdisay qur’aanka kariimka oo ka qalin jabisay Madarasada Dacwa ee Boosaaso. By admin - March 3, 2023 0 168 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay munaasabad ay kuqalin jabinayeen in kabadan 20 Arday oo baratay Quraanka Kariimka islamarkaana ka aflaxday Madarasada Dacwa. Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/03/warka-samow-Boosaaso-qalin-jabin.mp3