Bulshada Jowhar oo ka Hadlay sida loo Horumarin karo Deegaanka.

0
193

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isku xirnaanta bulshada iyo maamulka waxaa ka dhasha horumar iyo barwaaqo, qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada jowhar aya sheegay in la helo wacyigalin buuxda oo la xiriirto ka shaqeeynta nadaafadda degmada Jowhar.

Khadar Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaya