Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Nabadu waa furaha nolosha waxaa uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni, Inta badan Dadkii hore ee Soomaaliyeed ayaa ahaa kuwa xooga saara Ka shaqeynta Nabada iyago Arimaha ka dhax dhaca bulshada dhaxdeeda ku dhameyn jiray hab nabad galyo ah.
Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo Radiyaha Sanguuni la hadlay ayaa kawarbixiyay sida ay Dadkii hore uga shaqeyn jireen Horumarinta nabadda iyo qababka loo xalin jiray Arimaha ka dhax dhaca bulshada dhaxdeeda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa