Gabdhaha ku mideysan naadiga akhriska ee saba oo kawarbixiyay akhriska iyo muhiimadu u leeyahay.

0
138

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Aqrisku waa qudinta,kobcinta, kor uqadida, maskaxda Haweenku waa hagaha tarbiyadaynta iyo Horumarinta bulshada maadama Hooyada ay tahay soo saaraha waxa ugu qalisan Aduunka waa inay ka fikirto sidey usoo saari lahayd ubad meel walba ka dhisan xaga dineed iyo dhaqanba.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa wxaa ka Jiro naadi ay ku midaysanyihin Gabdho ku nool Degmada iyagona bulshada Qaybaheda kala duwan ku Dhiri galiya wax akhriska iyo Faa’iidoyiinka u leyahay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa