Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan ay ku qalin jabinayeen arday iskugu jirta wiilal iyo gabdho oo bartay Caafiimaadka isla markaana ka aflaxay Iskuulka Bander-qaasim ayaa lagu qabtay Magaalada Bosaso
waxa kasoo qayb galay munaasabada maamulka Iskuulka Bander-qaasim mas’uliyiin katirsan wasaarada waxbarashada puntaland waalidiin iyo marti Sharaf kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya