Tababar loo qabtay Macallimiin Afka Soomaaliga dhiga oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababbar ay soo agaasintay Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ”AGA” laguna baranayay adeegsi haboon ee Afka Soomaaliga ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.
Tababarka ayaa waxaa ka faa’iideystay in ka badan 600 oo kamid ah Macalimiinta Iskuulaadka ka dhiga Afka Soomaaliga.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa