Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro isxilqaantay ayaa Kaarar Caafimaad oo bilaash ah u qeybiyay qaar ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Muqdisho.
Dadkan ayaa kararkan la tagi doonaa qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho kuwaasoo si lacag la’aan ah ugu adeegi doonaa Dadka bahiyaha gaarka qabo ayaa laga soo kala xulay Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya