Iibinta Cunooyinka Fudud oo shaqo abuur u noqotay Hooyooyin

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyooyinka Soomaaliyeed waxay inta badan ka qeyb qaataan in ay daboolaan baahiyaadka Nolosha qoyska,Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku soo badanaya Hooyooyin ka shaqeeya marka aad suuqa gasho waxa aad arkaysaa in dumarku ka badan yihiin ragga shaqeeya.

Qaar kamid ah haweenka ku nool magaalada beydhabo ee ka ganacsado cuntooyiinka fud fudud sida sambuuska iyo burka ayaa kawarbixiyay ganacsidgooda iyo caqabadaha ay kala kulmaan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya