Dhaqaartiirta Dhoobley oo bulshada ugu baaqay qaadashada talaalka booliyada.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Talaalka cudurka Booliyada oo ah talaal inta badan la talaalo caruurta ay da’adoodu ka yar tahay shanta sano ayaa dhawaan ka billawday xaafadaha Magaaada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose, tallaalkan ayaa socon doono muddo afar cisho ah sida ay sheegeen dhaqaatiirta bixineysa.

Qaar kamid ah dhaqaatiirta bixineysa talaalka ayaa bulshada ugu baaqay in ay qataan talaalkan ayna ka faa’iideystaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya