Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda cadaaladda Somaliland ayaa Magaalada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag ka hirgelisay xafiiska xalinta khilaafaadka oo loogu talo galay in lagu xaliyo khilaafaadka inta badan soo kala dhax gala bulshada.
Furitaanka xafiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee Wasaaradda cadaalada Somaliland, guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Maamulka Degmada Ceel-Afweyn iyo odayaal dhaqameed.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaysa