KG oo shaacisay Tirada u soo gudbay imtixaanka qoraalka ah ee codsiga shaqada macallinimadda.

0
165

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarahada, Hidaha iyo Tacalliinta  sare ee Dowlada Koonfurgalbeed ayaa soo Bandhigtay liiska macalliminta u soo gudubtay imtaxaanka qoraalka ah ee codsiga jagada macalinnimo.

Munaasabada Lagu soo bandhigayay waxaa goob jog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee KG Maxamed Abdiraxiin Nuur iyo agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaarada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya