Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland oo Teendhooyin gaarsiisay dad danyar ah.

0
192

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Barakacayaasha iyo Qoxootiga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa agab isugu Jira Teendhooyin iyo Macuunta Guryaha  nocyadeeda kala duwan garsiisay dadka Barakacayaasha ah ee kunool Deeganka Buulo-Guduud ee duleedka magaalada tani Kismaayo.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya