Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Qardho oo kaashanaya laamaha amniga ayaa duleedka qardho ka sameeyay howlgal lagu burburinayay calaamadaha ay dadka dhigteen dhul daaqsimeedka dooxada dardaare waxaana dooxadaasi ka gureen maamulka dagxyo ay dhigteen dadka caadeysay xirmeysiga dhul daaqsimeedka.
Masu’uliyiinta qardho ayaa shacabka ugu baaqay ineysan dagin dhul aysan fasax ka heysanin dowlada hoose ee degmada qardho.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya