Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo Tababar u qabatay waaxda dakhliga Dowladda Hoose dhuusamareeb.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga furtay Tababarka Macluumaadka Tignoolojiyadda waaxda dakhliga Dowladda hoose ee degmada Dhusamareb.
Tababarka Ayaa waxaa furay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cusmaan Aaden.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa