Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa bilaabay olle loogu magac daray ol-olaha dib usoo celinta bilicda Magaalada kismaayo Waxa siwada jir ah uga qeeb qaadanaaya dhaman qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Qaar kamid bulshada ka qeyab qaadanaya bilicsoocelinta Magaalada ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in la helo Magaalo nadiif, Dhanka qaar kamid ah musuuliyiintii ka qeyb qadanaya ololaha bilicsoocelinta ayaa goobta ka hadlay waxa ayna sheegeen in la sii wado doono soo celinta Horumarka Magaalada Kismaayo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya