Galmudug oo wadda qorshe ay kusamaynayso waro ay kubeereeyso kalluun.

0
118

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda kalluumaysiga Galmudug ayaa sheegtay inay waddo qorshe ay waro biyoodyo lagu beero kalluun kuwaasi oo ay sheegtay in laga hirgalinayo Deegaanada ka fog xeebaha si bulshadu uhelaan kaluun nadiif ah oo Raqiis ah.

Wasiir kuxigenka Wasaaradda Kalluumaysiga Galmudug Cabdi Daahir Xuseen oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in wasaaradu waddo qorshe ay Deegaanada ka fog xeebaha ee Galmudug kaga hirgalinayso Waro lagu beero kallun si bulshadu uhelaan kaluun nadiif.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya