Kulan looga hadlayay Bixinta Canshuuraha oo lagu qabtay Degmada Waajid.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Mudane Mohamed Yussuf Ali oo ay Wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka Degmada Taliyaha Ururka 260 Ciidanka Xooga Dalka iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada ayaa kulan Wadatashi ah la qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Waajid.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya