Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose oo laga hirgaliyay Isbitaal Cusub.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa laga hirgeliyay Isbitaal loogu talo galay in loogu adeego Hooyada iyo dhalaanka kaasoo dhawaan ay hirgeliyeen Golaha Deegaanka Degmada Afmadow.

Isbitaalkan oo ka kooban qeybo kala duwan ayaa sidoo kale loogu adeega bukannada kale, waxana la wareegay oo gacanta ku heysa hay’adda Nerro oo ka mid ah hay’addaha ka howlgala Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya