Dhalinyaro Baladweyne ka hirgeliyay ganacsiyo yaryar oo ay ku mareeyaan nolol maalmeedka

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cumar Daahir Guuled oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada Baladweyne ayaa nolosha reerkiisa ka mareeya iibinta bugaagta iyo tusbaxyada lagu tasbiixsado.

Bugaagtan iyo tusbaxyada ayuu ku kor iibiya miisas halka xiliyada qaarna uu ku dhax wareejiyo jidadka Magaalada Baladweyne si bulshada ay uga iibsadan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya