Isbitaalka guud ee deegaanka Jiracle ee gobalka Hiiran oo la gaarsiiyay qalab Caafimaad.

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Guud ee Deegaanka Jiracle oo hoose tago dagmada matabaan ee gobalka Hiiran ayaa qalab Caafimaad la gaarsiiyey.

qalabkaan isbitaalka la gaarsiiyay waxaa bixiyay lacagta lagu iibiyay qurba joogta reer Hiiraan iyo dadka Deegaankaaasi.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya