Dhalinyarada Jowhar oo ka Hadlay Caqabadaha ka Heysta ka mid Noqoshada dhismaha dowladnimadda dalka.

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinayarada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waddo kulamo ay isugu imanayan islamarkana ay kaga hadlayan sidii ay ugu mid noqon lahayeen masuulyiinta ugu sareysa maamulka dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahinaysa