Barkacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in gurmar lala soo gaaro.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool kaamka dheenxito oo ku yaalla xaafadda kooshin ee magaalada Baladweyne islamarkana ka kala yimid tulooyinka hoos yimado magalada ayaa waxaa soo jawahaday daruufo dhanka nolosha ah .

Qoysaskaan ayaa degan guryo ka sameysan kartooman iyo baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya