Tababar ku saabsan bad-qabka safaxiga oo lagu qabtay magaalada kismaayo.

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkaan oo kusaabsana barashada badqabka safiga ayaa waxaa magaalada kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ka daah furay wasiirda wasaarada war faafinta maamulka jubaland waxaa kasooqayb galay gudiga war faafinta ee galaha wakiilada jubaland iyo saxafiyiinta k howl gala magaalada kismaayo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa