Dhalinyarada Dhoobley oo codsaday in loo badiyo goobaha jimicsiga ee Degmada.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan oo isugu jirta ganacsato iyo dhaqaatiir oo ku nool Magaalada Dhoobley ayaa galbihii iyo aroorti ku ciyaara garoonada kubada cagta ee Dhoobley iyagoona jimicsiyo kala duwan ku sameeyo halkaas si ay u dhimaan miisaankooda.

Qaar kamid ah dhalinyaradaasi ayaa Maamulka Degmada iyo Wasaraadda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ka codsaday in loo badiyo goobaha jimicsiga lagu sameeyo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya