Gabadha wax ka barta Jaamacadaha Baydhabo oo door muhiim ah ka qaadanaya wacyigelinta bulshada.

0
83

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gabadha wax ka barta Jaamacadaha magalada Baydhabo ayaa door muhiim ah ka qaataan wacyigelinta bulshada si ay u fahmaan bulshada deegaanka ku nool nabad guurka, isbeddelka cimilada iyo sababaha keena abaaraha daba dheeraaday iyo roob la’aanta dadka iyo duunyada saameysay.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya