Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah gabdhaha ka shaqeeyo mashruuca Marwo caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqada ay u hayaan bulshada Gabdhahan ayaa ah kuwo loo tabaaray isku xidhka Bulshada iyo xaruumaha caafimad ee ku yaalo Magaalada Dhoobley.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa