Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna kaqayb galeen madaxda sare ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu lacaleemo saaray Gudoonka sare ee Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Cabdullahi Cabdicasiis Siraad