Dhismaha wado muhiim ah oo lag dhagax dhigay degmada Qardho

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Dawlada hoose ee degmada Qardho oo ka faa’ideysanaysa mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG, ayaa Magaalada Qardho ka dhagax- dhigtay dhismaha wado cusub oo laami ah. Fardowsa Axmed Cabdi