Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 1000 qoys oo ku nool deegaanka Biyo cadde ee gobolka shabeelle dhexe islamarkana ay sameysay abaarta ayaa ka faa’ideystay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur, bariis, sokor, iyo saliid. Khadar Axmed Salaan
Audio Player