Qoysaska ku nool Deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo codsaday gar gaar.

0
134

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaano ka tirsan doowlada FS iyo maamulka Galmudug ayaa kulamo looga hadalayay sidii wax looga qaban lahaa xaalada abaareed ee ka jirta Galmudug la qaatay qaar kamid ah bulshada ku nool Deegaanada Xeerdahab,Ceel dibir,Butbud ,Afbarwaaqo iyo dhoore oo kamid ah Gobolka Mudug.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya