Dhaqaatiirta Dhoobley oo bulshada kula taliyay Isticmaalka Qudaarta Cagaaran.

0
230

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cilmi baaris ay sameyeen khuburada caafimaadka ayaa lagu sheegay in faa’iidooyin caafimaad ay ku gadaamantahay isticmaalka khudaarta nuucyadeeda kala duwan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya