Gudoomiyaha rugta ganacsiga oo ku baaqay in la caawiyo Dadkii ku hanti beelay dabkii dhawaan ka kacay Suuqa Bakaaraha.

0
175

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaaha Cabdikariin ayaa shir jaaraa’id ku qabtay xarunta rugta ganacsiga ee Magaalada Muqdisho wuxuuna Wasaaradda Maaliyada Maamulka Gobalka Banaadir iyo Ganacsatada ugu baaqay in la caawiyo dadka ku hanti beelay dabkii dhawaan ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya