Xuska Maalinta caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha seyniska oo maanta ku beegan.

0
198

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-11ka Febraayo, Qaramada Midoobay, la-hawlgalayaasha adduunka oo dhan, haweenka iyogabdhaha ayaa xusaya Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska. Maalintani waxay diiradda saartaa xaqiiqada ah in sayniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba ay muhiim u yihiin gaaritaanka yoolalka horumarineed ee caalamiga ah ee la isku raacsan yahay, oo ay ku jiraan Ajendaha 2030 ee Horumarka Joogtada ah.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya