Aqoonyahannada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in ay iskaashadaan Caawinta dadka ay saameeyeen Abaaraha ku dhuftay Dalka.

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaaraha kajira guud ahaan dalka ayaa saameeyay Deegaanno badan oo katirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe  iyadoona Magaalada Jowhar ay usoo hayaameen Dadka abaaruhu ay saameeyeen kuwaasi oo intooda badan ku xoola beelay Abaarta.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya