Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa ku nool dad badan oo qaba baahiyaha gaarka sida dadka aragga la’ kuwaasi oo aan helin wax yaabihii ay u baahnaayeen Sababo la xiriira Faquuq ay kala kulmaan Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya